Terms & Conditions
Isticmaalka website-kan waxay ka dhigantahay inaad ku raacday shuruudaha soo socda:
- Buugaagta aad halkan ka iibsanayso ama ka soo dagsanayso waa isticmaalkaaga gaarka ah (Personal use only).
- Lama ogola in dib loo iibiyo ama loo qaybiyo buugaagta adiga oo aan oggolaansho ka helin maamulka.
- Lacagaha la bixiyo dib looma soo celiyo maadaama badeecadu tahay mid dhijitaal ah (Digital product).